Anigu waan yaabay. Soomaalidu waxey rabaan ayey iska sameeyaan iyagoo weliba u moodaya qurux. Bal eega sawirkan aan kasoo qaatay Websiteka Dayniile (http://dayniilecom.com/March2014/25March12.htm) oo uu ka muuqdo geedka ay guryaha surtaan dadka haysta diinta masiixiga waqtiga ay u dabbaaldegayaan dhalashadii Nebi Ciise, waa sida ay iyagu aamminsan yihiine.


No comments:
Post a Comment
Note: Only a member of this blog may post a comment.