Waxaase wax laga xumaado ah ineysan dowladahaasi noo hagarbxin sida aad ku arki doontaan sawirradda hoos ka muuqda oo meeshii ay dayactri lahaayeen guryihii dhisnaa ayey waxay waddanka keeneen guro sameysan iyo teendhooyin ay kala yimaadeen waddmadooda taasoo ku tuseysa inaaney daacad ka ahayn wax u qabashada waddanka oo ay wanaagsaneyd iney dayactiraan guryihii ku waxyeellobay dagaallada.
Guryo lasoo sameeyey (Prefabricated) oo laga dhex iyo ag dhisay kuwii dhisnaa ee dayactirka u baahnaa
Cusbitaal Teendhooyin ah oo Turkigu ka dhisay Barxadda Sayidka
Teendhooyin laga dhisay Isbitaal Digfeer hortiisa iyadoo isbitaalka la dayactiri karo






No comments:
Post a Comment
Note: Only a member of this blog may post a comment.